Shirkadda buugaagta iyo agabka waxbarashada ee HEMA waxa ay bahda Buugwadaag ka taageertaa soo saaridda barnaamijka taxanaha ah ee Buugwadaag. Sidoo kale waxa ay akhyaarta ku xidhan barnaamijka ka caawisaa in ay u keento buugaagta ay xiiseeyaan akhriskooda.